HomeAll newsDhageyso:Diirada Jimcaha oo Looga Hadlay Axkaamta Ciidul Adxaa.

Dhageyso:Diirada Jimcaha oo Looga Hadlay Axkaamta Ciidul Adxaa.

diiradaMunaasabada Ciidul Adxaa ayaa Nagu soo wajahan waxaana ka harsan maalmo Kooban.

Barnaamijka Diirada oo Todobaad kasta looga hadlo mowduuc taagan ayaa maanta lagu faaqiday ciida iyo arimo ku saabsan.

Waxaa Marti ku ahaa Sheekh Jaamac Cabdisalaam iyo Sheekh Cali Cabdullaahi (Cali Katiin)

Halkan Ka Dhageyso Diirada Jimcaha-09-09-2016

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular