Wilaayada Galguduud ayaa ciidan kala dhex dhigtay Beelaha Murusade iyo Jufo katirsan Habargidir oo Ku dagaalamay dulleedka Ceelbuur.
Nabadoon Yaxye Cali oo uhadlay Murusade ayaa sheegay inay soo dhaweynayaan dadaalada wilaayada ee ku aadan xal ka gaarista dagaal beeleedyo ka dhacay galbeedka Galgududd.
Yaxye Cali waxa uu sheegay mujaahidiinta ka hor in beelaha walaalaha ay dagaalami jireen balse laga gudbay markii maamulka ismaalimaga ah uu ka dhashay gobalka.
shisheeyaha iyo qolyaha dowlada sheegta ayuu sheegay inay hurinayaan dagaalada islamarkaana ay rabaan inay soo celiyaan wixii hore ee laga gudbay.
farqiga udhaxeeya goobaha mujaahidiinta joogaan iyo goobaha kale ayuu ka sheekeeyay.
Asc radio alfurqaan waad mahadsantihiin marks hore soda wanaagsan ee aad ugu soo gudbisaan xaqiiqada ka jirta dalka somaliya guud ahaan iyo dibadaba marks xigta waxaad moodaa qodobkan ka hadlaya arinta beelaha galgaduud inaadnan soo tifaftirin warka intaadnan soo gudbin marks si siman ayaan loo sheegaa magacyada beelaha ama lama sheego magacyada beelaha mid inla sheego midna qaab aan toosneen loo shego ma qurxoona marka muraayada dadka eey isku fiirinayeen ayaa tihiin bahasha caadifada haka dhaafo webmasterka warkan qoray