Kala shaki ayaa ka dhexeeya skarta dowladda federaalka ah iyadoo qaar badan oo ka mid ah ay ka baqayaan in isla ciidanka kuwo ka mid ahu ugaarsadaan.
Waxaa jira kuwo dakanooyin horay u kala galay isla markaana arima qabyaalad ku salaysan saldhig u yihiin colaadooda.
Dagaalo horay u dhexmarya ciidamada marar badan waxaay iska dileen ciidamo badan taasoo muujineysa in ay cadaw isu yihiin.
Aqoon yahan jooga muqdisho ayaa sheegaya in saraakiisha qaarkood mid waliba doonayo in uu kan kale qaarijiyo.
Aqoon yahan maxamed waxa uu si qotta dheer uga hadlay arintaas ha yeeshee wuxuu marka hore ka waramay qaraxyadii muqdisho shalay xarakada mujaahidiinta alshabaab ka geysatay asigoo tilamamay in uu ku sugnaa meel kaabiga ku haysa halka wax ka dhaceen.