HomeAll newsDhageyso:Diirada oo Lagu Faaqiday Burburka Itoobiya.

Dhageyso:Diirada oo Lagu Faaqiday Burburka Itoobiya.

diiradaBarnaamijka Diirada Jimcaha oo Todobaadkaan Looga Hadlay Kacdoonka xoogaystay ee ka socda Itoobiya waxaa ka qeybgalay Aqoonyahano iyo Siyaasiyiin kala ah.

1-Suldaan Maxamed Garyare oo ku sugan Swedan.

2-Imaam Muuse Cali oo Ku sugan Maraykanka.

3-Prof Axmed Xaaji oo Jooga Ingariiska.

4-Enjineer Idiris Xasan Faarax oo Ku sugan Finland waxaan kaloo soo gudbinay Aaraahda Dhagaystayaasha ee Mowduuca.

Barnaamijka oo Dhameestiran Ka Dhagayso Qeybta Hoose.

Halkan Ka Dhagayso Diirada Jimcaha 12 08 2016.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular