Xajjku waa mid ka mid ah tiirarka islaamka,Allaah wuxuu ku waajibiyey dadka in ay xajiyaan qofkii awooda.
Nabigeena Muxamed naxariis korkiisa ha ahaatee wuxuu xajiyey hal mar.
Hadaba Kalimada laba qeyb ka kooban ayaan idiin soo gudbinaynaa qeybta Koowaad.
Sheekh Maxamed Jamaal ay
Dhagayso Kalimada Sheekh Maxamed Jamaal Xajka