HomeAll newsDhageyso Kalimad Ku Saabsan Shuruuda Xajka.

Dhageyso Kalimad Ku Saabsan Shuruuda Xajka.

xajIdaacadda islaamiga ah Alfurqaan ayaa Barnaamijka Dhuuxa Ku Baahisa Casharo Ku saabsan Acmaasha Xajka.

Duruusta socota waxaa jeedinaya Sheekh Maxamed Jamaal oo kamid ah Culimada diinta islaamka.

Sheekha waxa uu qeybtaan kaga hadlay Shuruuda Xajka.

SHURUUDAHA XAJJKA

Waxaa shardi ah qofka xajka gudanaaya arrimaha soo socda.

1) Inuu muslim yahay.
2) Inuu caqli qabo uuna waalneyn.
3) Inuu qaan gaar yahay.
4) Inuu xoryahay
5) iyo inuu awoodi karo (xoolo iyo jir ahaan ba) inuu xajka guto

Halkan Ka Dhageyso Xajka iyo Shuruudiisa.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular