HomeAll newsCabdi Shiilow"Tacadiyada Kismaayo Wey Kordheen"(Maqal)

Cabdi Shiilow”Tacadiyada Kismaayo Wey Kordheen”(Maqal)

micMaleeshiyaadka Maamulka Axmed Madoobe ayaa badiyay dhibaatada ay ku hayaan Bulshada Kismaayo sida uu sheegay Nabadoon Cabdi Shiilow oo kamid ah odayaasha Jubooyinka.

Nabadoonka oo uwaramay idaacada Alfurqaan ayaa sheegay in maalmihii lasoo dhaafay magaalada ay ka dhaceen dilal iyo kufsi lagula kacay haween xijaaban.

Waxa uu ugu baaqay dadka Kismaayo inay iska dulqaadaan qolyaha shisheeyaha u adeega ee dhibaatada ka wada Magaalada.

Dhanka kale Odayaasha waxa ay soo dhaweeyeen Heshiis Dhex maray wilaayada iyo Beesha Cawra Male

Halkan Ka Dhagayso Waraysiga Nabadoon Cabdi Shiilow.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular