HomeAll newsAmxaarada oo tigreega u midaya sahanaysa.

Amxaarada oo tigreega u midaya sahanaysa.

amxaara1Dibad baxyo ka dhan ah maamulka itooya ayaa ka socda dhulka axmaaradu degan tahay waxaana la arkayaa kumaan ruux oo ku dhawaaqaya erayo ka dhan ah xisbiga talada haya.

Amxaaradu waxay aamisan tahay in ay tahay boqortooyada itoobiya inta kalena ay yihiin shacab iyada hoos yimaada sida uu sheegayo aqoon yahan cabdulaahi cali hiirad.

Ra’iisalwasaaraha iminka ee itoobiya xeyla maryan disaleen waa mid maqaar saar ah waxaana talada haysta saraakiisha ku haybta ahayd ra’iisalwasaarihii dhintay ee malis sanawi sida cabdulaahi cali hiirad oo ay wareysatay idaacadda islaamiga ah ee alfurqaan tilmaamayo.

Waxaa jirta jabhad amxaaradu leedahay oo ay taagersan yihiin kuwa mudaaharaadaya waxaana jabhadaas hadafkeedu yahay in ay xukunka kala wareegto tigreega iyo wixii ku saf ah.

Dhagayso Wareysi aqoon yahan cabdulaahi cali hiirad

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular