HomeAll newsDiiradda Jimcaha oo Lagu Falanqeeyay Saalax Badbaado Iyo Weeraradii Ka Dhacay Xalane...

Diiradda Jimcaha oo Lagu Falanqeeyay Saalax Badbaado Iyo Weeraradii Ka Dhacay Xalane Iyo Madaarka. (Dhageyso)

diiradaBarnaamijka Diiradda Jimcaha waxaa todobaadkan lagu gorfeeyay weeraradii cuslaa ee Talaadadii ka kala dhacay xerada Xalane oo ah taliska ugu weyn ee shisheeyaha Soomaaliya kusoo duulay iyo Madaarka, iyadoo sidoo kale inta badan barnaamijka la isku dul taagay Siyaasiga Saalax Badbaado oo fuliyay mid kamid ah weerarada.

Halkan Ka Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha

RELATED ARTICLES

1 COMMENT

  1. Aniga oo ah Subeyr warsame oo ku nool waddan dibadiisa ,waxaan leeyahay ilaahay mujaahidiinta dhammaan ha u aqbalo shahaadadooda . ehelkoodiina wax ka khayr badan hawgu soo bedlo ,inagna hay naga yeelo ku guta camalka jihaadka yar iyo weynba.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular