HomeAll newsDhageyso:Diirada Jimcaha oo Lagu Faaqiday Khudbadii Abuu Cubayda.

Dhageyso:Diirada Jimcaha oo Lagu Faaqiday Khudbadii Abuu Cubayda.

diiradaBarnaamijka Diirada Jimcaha oo ah Todobaadle Baxa Jimco kasta ayaa maanta waxaa  lagu gorfeeyay qudbadii xasaasiga ahayd ee uu jeediyay Sheekh Abuu Cubayda Axmed Cumar oo ah Amiirka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin.

Waxaa Ka Qeyb galay.

1-Sheekh Jaamac Cabdi salaam.

2-Sheekh Cumar Xayaakalaah.

3-Sheekh Cabdul ilaah.

4-Sheekh Jaamac Aadan.

5-Sheekh Axmed Cabdikariim.

6-Abuu Muxamed.

7-Hoggaanka Qabaa’ilka iyo Aragtida Dhagaystayaasha Facebook.

HALKAN GUJI OO LA DEG  DIIRADA JIMCAHA.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular