HomeAll newsDhageyso:Dagaal Qasaaro Dhaliyay oo Lagu Qaaday Xerada Laanta Buuro.

Dhageyso:Dagaal Qasaaro Dhaliyay oo Lagu Qaaday Xerada Laanta Buuro.

alshabaabCiidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa xalay qaaday mid kamid ah weerarada dhiiga badan uu ku daatay.

Dagaalka oo ku bilowday camaliyad istish-haadi ah ayaa waxaa lagu ekeeyay Saldhiga  Ciidamada Dowladda Ee Laanta Buuro oo dhacda dulleedka degmada Afgooye ee shabeelaha Hoose.

Sarkaal katirsan Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa idaacada Alfurqaan usheegay in dagaalka ay ku qabsadeen 7 Gaari sadax kalana ay ku gubeen.

Dhimashada askarta Dowladda ayaa ku dhaw 30 askari.

Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa muddo kadib isaga baxay Xerada oo haatan haawanaysa.

waa markii labaad sanadkaan Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ay weeraraan Laanta Buuro.

Hadaba Falanqeyn Ku Aadan Dagaalka Laanta Buuro Hoos Ka Dhageyso.

HALKAN KA DHAGEYSO FALANQEYNTA LAANTA BUURO.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular