Barnaamijka Diiradda Jimcaha waxaa maanta lagu gorfeeyay barnaamijkii Qosatul Andalus ee idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan ka baxay bishii Ramadaan, iyadoo sidoo kale looga hadlay ahmiyadda ay leedahay diraaseynta taariikhda.
Halkan Ka Dhageyso Diiradda Jimcaha 22-07-2016