HomeAll newsDhagayso Barnaamijka Qisatul Andalus Qeybta 20-aad.

Dhagayso Barnaamijka Qisatul Andalus Qeybta 20-aad.

Qisada Al-Andalus 1

Idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay dhageystayaasheeda iyo aqristayaasheeda usoo gudbineysaa barnaamij loogu magac daray (Qisatul Andalus), kaasoo aad uga bogan doontaan taariikhda dhulka Muslimiinta ee Andalus, laga billaabo furashadiisii illaa dayacaadiisii.

Kadib 800 oo sano (sideed boqol oo sano) oo ay Muslimiintu ka talinayeen Andalus, ayaa waxaa la wareegay reer galbeedka iyagoo ula baxay spain iyoportugal.

Barnaamijkan oo silsilad ahaan doona ayaa waxaad ka heli doontaan faa’iidooyin badan oo dhanka taariikhda iyo cilmiga sharciga isugu jira, waxaana had iyo goor inagala qeyb gali doona dad culimo ah.

Ku dhagayso tayo sare Q- 20-aad Qisatul Andalus

Ku dhagayso taye dhexe Q- 20-aad Qisatul Andalus

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular