HomeAll newsDagaal Qasaaro Sababay oo Ka Dhacay Magaalada Diif.

Dagaal Qasaaro Sababay oo Ka Dhacay Magaalada Diif.

alshabaabDagaal Kooban oo udhaxeeyay Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin iyo Kuwa Dowladda Kenya ayaa xalay saq dhexe ka dhacay Magaalada Diif Kenya oo xad beenaadka Saaran.

Dagaalka ayaa yimid markii Ciidamada Xarakada ay magaalada dhowr jaha ka galeen.

Saraakiil katirsan Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa idaacadda Alfurqaan usheegay in Dagaalka ay ku qabsadeen saanad hub ah.

Xaalada Diif ayaa haatan degan waxaana Magaalada Maamulaya Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin.

Weeraro Toos ah ayay xiliyada qaar Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ka gaysteen Gudaha Kenya.

Ammaanka Kenya ayaa faraha ka baxay tan iyo markii Dowladda Ciidamo usoo dirtay Dalka Soomaaliya.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular