HomeAll newsAqoonyahano Falanqeeyay Kalimadii Abuu Cubayda.

Aqoonyahano Falanqeeyay Kalimadii Abuu Cubayda.

micAbuu Muxamed iyo Axmed Cabdikariim oo ah aqoonyahano diinta islaamka ah ayaa is dul istaagay kalimadii qayimka ahayd ee uu jeediyay sheikh Abuu Cubayda Axmed Cumar amiirka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin.

Abuu Muxamed oo hadalka ku horeeyay ayaa sheegay in hadalka amiirka gaallo iyo muslimiinba sugayeen.

Abuu Muxamed wax uu sheegayaa in shisheeyuhu ay is weydiinayeen waxa uu la imaan karo abuu cubayda islamarkaana ay dhaceen howlgallo waaweyn kadib markii uu xilka qabtay.

Kalimaadka Qiyaadada Mujaahidiinta ayaa ah kuwa saameyn leh oo waara xitaa marka ay dhintaan

Maxaa sabab u ah Taasi waa kan Sheekh Axmed Cabdikariim.

Sheekh Abuu Cubayda ayaa si weyn usharaxay duullaanka Dhaqaale isagoo si gaar ah usoo hadal qaaday faragalinta Turkiga.

Abuu Muxamed waxa uu sheegayaa in sida sheekha uu u abaaray Turkida ay ahayd majaal loo baahnaa in umada loo iftiimayo cadowgooda.

Wulaada iyo shacabka ay xukumaan ayuu sheikh Abuu Cubayda kusoo hadal qaaday kalimadiisa.

Axmed Cabdikariim ayaa sheegay in amiirka uu kalimaad qayim ah kula hadlay wulaada islamarkaana wulaada looga baahanyahay in warka sheekha ay rumeeyaan oo ficil ubadalaan.

Dhageyso Aqoonyahano Falanqeeyay Kalimada Abuu Cubayda.lite

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular