HomeAll newsSideen Usoo Dhaweynaa Bisha Ramadaanka (Dhageyso qeybta 1-aad)

Sideen Usoo Dhaweynaa Bisha Ramadaanka (Dhageyso qeybta 1-aad)

كيف_نستقبل_رمضانWar baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay dhageystayaasheeda iyo aqristayaasheeda usoo gudbineysaa muxaadaraad taxane ah oo ku saabsan bisha barakeysan ee Ramadaan.

Muxaadaraadkan oo uu jeedinayo Sheekh Cali Xaaji oo kamid ah culimada diinta islaamka ayaa waxay kuwooda ugu horeeya ka hadli doonaan soo dhaweynta Ramadaan, halka kuwa xiga aan uga faa’iideysan doonno mawaadiic kale oo isla Ramadaanka ku saabsan.

Dhagayso Soo Dhaweynta Ramadaan Sh Cali Xaaji 1Xafidahullah

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular