HomeAll newsNin shisiheeye u shaqeeya miyuu sharaf helaa?

Nin shisiheeye u shaqeeya miyuu sharaf helaa?

micSoomaali badan ayaa adeegayaal u ah shisheeyaha dalka duulaanka ku jooga waxayna ku nool yihiin nolol liidata iyo dullinimo.

waxay ku shaqeeyaan amarada shisheeyaha iyadoo midkoodna aanuu dhan  uga leexan karin howsha loo diray.

Nabadoon Cabdulaahi Axmed Faarax (Kufri diid) oo ay wareysatay Idaacadda Islaamig ah ee Alfurqaan ayaa sheegaya in madaxda Soomaalida ahu tusaale noogu filan yihiin maxaa yeelay waxaa had iyo goor ay ka hoos shaqeeyaan shisheeyaha danaha gurracan ka leh Soomaalida doonayana in dalkeeda iyo dadkeeda uu la wareego.

Kufri diid ayaa si qotta dheer uga hadlay arinta gumeysiga iyo sida ay noo hoosaasinayaan kuwa hoggaanka laga dhigay.

Dhageyso Wareysiga Kufri diid.lite

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular