HomeAll newsDhagayso:Goordhow Filo Barnaamij Cusub Cod.

Dhagayso:Goordhow Filo Barnaamij Cusub Cod.

Banner-Qariiban
Idaacadda Islaamiga ah ee Alfurqaan ayaa baahin doonto barnaaamijyo taxane ah oo loogu magac daray
“Qisatul-Andalus” waxaana looga sheekeyn doonaa Taariikhda ballaaran ee dhulka hada loo yaqaan Spain iyo Portugal oo ay Muslimiinta Xukumi Jireen Mudo 8 Qarni ah.

Barnaamijka waxa uu bilaaban doonaa bisha barakeysan ee Ramadaan, iyadoona dhagaystayaasheena ku sugan dalka dibadiisa ay kala socon doonaan webka Idaacadda Islaamiga ah ee Alfurqaan.

Barnaamijka waxaa ka qayb gali doona Aqoonyahano iyo dad si wanaagsan u akhriyay Taariikhda laga qoray Andalus.

Halkan ka dhagayso Goos gooska Barnaamijka cusub ee  Qisatul Andalus

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular