HomeAll newsDhageyso:Wilaayada Galguduud iyo Abwaanada Gobalka oo Kulmay.

Dhageyso:Wilaayada Galguduud iyo Abwaanada Gobalka oo Kulmay.

micMaamulka islaamiga ah ee Galguduud ayaa isku keenay Abwaanada Gobalka.

Dowro wax badan lagu qaatay ayay wilaayada uqabatay Abwaanada.

ujeedka Dowrada ayaa waxaa kamid ahaa in Abwaanada wilaayada la isku keeno islamarkaana la kulmiyo awoodooda sida uu goobta ka sheekeeyay Sheekh Xasan Yacquub Cali

Halkan Ka Dhageyso Kalimada Sheekh Xasan Yacquub

Qaar kamid ah Abwaanada dowrada ka faa’ideystay ayaa goobta ka hadlay waxaana ay codsadeen in marar badan loo qabto dowro tan lamid ah.

Dhageyso Codadka Abwaanada Dowrada.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular