HomeAll newsDhageyso:Cabdi Diiriye oo Laga Wareystay Xiisada Udhaxaysa Itoobiya iyo Eratariya.

Dhageyso:Cabdi Diiriye oo Laga Wareystay Xiisada Udhaxaysa Itoobiya iyo Eratariya.

micSiyaasiga Cabdi Diiriye Cigaal ayaa ka hadlay danaha Itoobiya ka leedahay Dalka Soomaaliya.

Waxa uu sheegayaa itoobiya Hadafkeeda ugu weyn uu yahay inay qabsato dalka si ay ula wareegto ilaha dhaqaale ee dalka.

Waxa uu maamul gobaleedyada ku tilmaamay kuwa dabo dhilif ah oo u adeega Itoobiya kuwaasi oo uu amro Generaal Gebre.

Cabdi Diiriye ayaa sheegay in rag difaacaya diinta iyo dalka ay hor taaganyihiin Itoobiya.

Dhawaan Waxa uu dagaal dhex maray Itoobiya iyo Eratariya waxaana wax loogu yeeray beesha caalamka ay ku baaqeen in la joojiyo colaada.

Cabdi Diiriye ayaa ka hadlay waxa ka dhalan kara xiisada udhaxaysa Itoobiya iyo Eratariya iyo sida ay usaameyn karto Ciidamada Itoobiya ka jooga Soomaaliya.

Dhageyso Wareysiga Cabdi Diiriye Cigaal

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular