HomeAll newsDhageyso Diiradda Jimcaha oo Mowduuc Muhim Ah Lagu Soo Qaatay.

Dhageyso Diiradda Jimcaha oo Mowduuc Muhim Ah Lagu Soo Qaatay.

diiradaDiiradda Jimcaha waa barnaamij todobaadle ah oo maanta oo kale ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaa lagu soo qaataa mowduuc muhiim ah oo waqtigiisa la taagan yahay.

Bisha Ramadaan waa bishii uu soo dagay Qur’aanka kariimka ah, waxaana barnaamijka ku eegnay fadliga Qur’aanka iyo sida ay tahay in looga faa’iideysto, waxaana marti ku ahaa Sheekh Nuur Macallim C/raxmaan.

Halkan Ka Dhageyso Diiradda Jimcaha 10-06-2016

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular