HomeAll newsDhageyso Abwaan Salmaan oo Tiriyay Gabay Cusub.

Dhageyso Abwaan Salmaan oo Tiriyay Gabay Cusub.

Gabay-1Abwaan Salmaan oo kamid ah abwaanada dalka dibadiisa ku sugan ayaa lasoo xeriiray idaacadda islaamiga ah Alfurqaan.

Waxa uu Soomaalida ugu baaqay inay kacaan oo ay umidoobaan sidii ay isaga dul qadi lahaayeen Gumaytaha.

Gabay Cusub oo uu Tiriyay waxa uu qeyb kamid ah kaga hadlay xasuuqii Gaashaamo ka dhacay iyo weerarkii ka dhacay Dalka Maraykanka ee Lagu dilay 50 Ruux.

Dhageyso Abwaan Salmaan oo Tiriyay Gabay Cusub

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular