HomeAll newsDhagayso Barnaamijka Qisatul Andalus Qeybta 16-aad.

Dhagayso Barnaamijka Qisatul Andalus Qeybta 16-aad.

Qisada Al-Andalus 1

Idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay dhageystayaasheeda iyo aqristayaasheeda usoo gudbineysaa barnaamij loogu magac daray (Qisatul Andalus), kaasoo aad uga bogan doontaan taariikhda dhulka Muslimiinta ee Andalus, laga billaabo furashadiisii illaa dayacaadiisii.

Kadib 800 oo sano (sideed boqol oo sano) oo ay Muslimiintu ka talinayeen Andalus, ayaa waxaa la wareegay reer galbeedka iyagoo ula baxay spain iyoportugal.

Barnaamijkan oo silsilad ahaan doona ayaa waxaad ka heli doontaan faa’iidooyin badan oo dhanka taariikhda iyo cilmiga sharciga isugu jira, waxaana had iyo goor inagala qeyb gali doona dad culimo ah.

Ku dhagayso tayo sare Qisatul Andalus Q- 16-aad

Ku dhagayso Tayo dhexe Qisatul Andalus Q- 16-aad

RELATED ARTICLES

2 COMMENTS

  1. السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    aad baan u salamaayaa dhaman walaalaha idaacada alfurqaan siiba saxiibkeyga qaaliga igu ah ee allah dartiis aan uwalaalowney ee c.fitaax maxamed qaasim filibin iyo sidoo kale maxamed daahir calasaw

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular