HomeAll newsDeg Deg:Ciidamada Ugandha oo Gaariga Looga gubay Shabeelaha Hoose.

Deg Deg:Ciidamada Ugandha oo Gaariga Looga gubay Shabeelaha Hoose.

qarax gaari amisomKolonyo ay la socdeen Ciidamo katirsan kuwa Ugandha oo kasoo baxay Magaalada Baraawe Ee shabeelaha Hoose ayaa Barqadii Maanta Qarax xoogan Lagula eegtay  duleedka Baraawe.

Qaraxa oo ahaa Miino wadada dhinaciisa lagu aasay ayaa la qaraxday gaari booyad ah waxaana waxyeelo ay soo gaartay askarta la socotay Booyada.

Barta Lagu qarxiyay Ciidamada shisheeye oo ah Deegaanka Canbareey  ayay saldhigteen Ciidamada Ugandha.

Ciidamadaan weerarka la kulmay ayaa kamid ahaa Ciidamo sahay geeyay Baraawe kuwaasi oo muddo dhowr Cisho ah weeraro kala kulmay Xarakada Alshabaab.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular