HomeAll newsDagaallo Ka Dhacay Qoryooley iyo Shalaanbood

Dagaallo Ka Dhacay Qoryooley iyo Shalaanbood

alshabaabCiidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin iyo kuwa Amisom ayaa xalay ku dagaalamay Magaalooyinka Katirsan Gobalka Shabelaha Hoose.

Dagaalka Koowaad ayaa Lagu qaaday Magaalada Qoryooley oo ay ku suganyihiin Ciidamada katirsan shisheeyaha Amisom.

Dagaalka Qoryooley ayaa ahaa mid culus oo dhawaqa rasaasta la isku dhaafsaday si weyn looga maqlayay degmada iyo duleedkeeda.

Ciidamo kale oo katirsan xarakada shabaabul Mujaahidiin aya weeraray saldhiga Amisom ku leeyihiin Magaalada Shalaanbod ee shabeelaha Hoose.

Ma jirto faafaahin idaacadu ka heshay dagaalada kamana hadlin dhinacyada dagaalamay.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular