HomeAll newsYaa Ka Talinaya Magaalada Ruunir-Good ee shabeelaha Dhexe.?(Maqal)

Yaa Ka Talinaya Magaalada Ruunir-Good ee shabeelaha Dhexe.?(Maqal)

micSaraakiil ka tirsan Dowlada Federaalka  iyo Warbaahinta Afkooda Ku hadasha ayaa baahiyay in Magaalada Ruunir-good laga saaray xarakada shabaabul mujaahidiin oo ay dib ula wareegeen Ciidamada Dowladda.

Idaacadda ALfurqaan oo xeriir la sameysay Dadka deegaanka iyo odayaasha dhaqanka Gobalka Ayaa xaqiijisay in Magaalada ay si buuxda umaamulayaan xarakada shabaabul mujaahidiin.

Magaalada waxaa kusoo laabtay dadkii ka barakacay.

xaalada Magaalada iyo halka ay ku danbeeyeen ciidamada dowladda kuwooda ka firxaday magaalada waxaan ka waraysanay Macalim Muxumed iyo Abwaan Taakow oo labadoodaba ku sugan Gobalka shabeelaha Dhexe.

Dhageyso Falanqeyn Macalim Muxumed iyo Abwaan Taakow.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular