Xarunta Taraafikada Dowladda Muqdisho ayaa saaka waxaa lagu qaaday weerar xoogan oo qasaaro sababay.
Weerarka ayaa isugu jiray Mid loo adeegsaday Qarax xoogan kadibna waxaa gudaha xarunta ka dhacay israsaaeyn.
Waxaa jira Qasaarooyinka Dhimasho,Dhaawac iyo Mid maaliyadeed.
Wali ma jirto sheegasho degdeg ah balse waxa ay farta ku godantahay xarakada shabaabul Mujaahidiin.
La soco wixii nagu soo kordha inshaa allaah.