HomeAll newsDhageyso:Fadliga Bisha Shacbaan.

Dhageyso:Fadliga Bisha Shacbaan.

sheekh cabdiqaniMaanta waa labada Bisha Shacbaan Sanada 1437 Hijriga waxaana ku xiga Bisha Barakaysan ee Ramadaan.

Shacbaan waxa ay leedahay Fadli Gaar ah.

Nabigeena Muxamed NNKH ayaa bishaan badin jiray Soonka.

Sheekh Cabdiqani Qardhaawi ayaa ka hadlay fadliga Bisha isagoo soo daliilinaya axaadiis ka sugnaatay nabigeena.

Dhageyso Fadliga Bisha Shacbaan iyo Sheekh Cabdi Qani 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular