HomeAll newsPuntland oo Askar Looga dilay Galgala.

Puntland oo Askar Looga dilay Galgala.

Ciidamada.PL_.Galgala6Faafaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar qarax loo adeegsaday oo Ciidamo ka tirsan Maamulka Puntland Lagula eegtay Dhulka Buura leyda ah ee Galgala.

Qaraxa ayaa dilay laba askari sida ay Alfurqaan uxaqiijiyeen illo wareedyo mas’uul ah.

Mas’uuliyada qaraxa waxaa sheegatay xarakada shabaabul mujaahidiin oo marar badan gobalka Barri ka fulisay howlgallo ka dhan ah ciidamada daraawiishta maamulka Cabdiwali Gaas.

Qaraxa ka dib maleeshiyaad Hubaysan ayaa howlgalo ka sameeyay qeybo kamid ah Galgala.

Maamulka Cabdiwali Gaas wali kama aysan hadlin weerarka qasaaraha dhaliyay ee looga dilay labada Askari.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular