Odayaasha Dhaqanka Hiiraan oo Ka Hadlay Dagaalka Kasoo cusboonaaday Baladweyn ee shisheeyuhu Hurinayo
Galbeedka Magaalada Baladweyn waxaa shalay ku dagalamay maleeshiyaad beeleedyo.
Dagaalada ayaa kusoo aaday xili Wabiga uu ku fatahay Magaalada islamarkaana sicirka raashinka uu yahay mid sara ukac uu ku yimid.
Ciidamada Itoobiya iyo kuwa Jabuuti ee Ku sugan Gobalka ayaa daawanaya dhinacyada dagaalamaya iyagoo isku hubeynaya.
Hadaba Odayaasha dhaqanka islaamiga ah ee Hiiraan ayaa ku baaqay in beelaha colaada udhaxaysa ay ka wada hadlaan khilaafka ka dhex taagan oo ay ulaabtaan kitaabka.
Cali Maxamed Cismaan oo ah afhayeenka Odayaasha Dhaqanka Ee Hiiraan ayaa Alfurqaan usheegay in goobaha Mujaahidiintu ka taliyaan ee Gobalka Amni ku wada Noolyihiin beelaha.
Dhagayso Cali Maxamed Cismaan Afhayeenka Odayaasha Hiiraan.lite