HomeAll newsDiiradda Jimcaha: Maxaa U Sabab Ah In Ciidamada Lugta Ee Mareykanka Kusoo...

Diiradda Jimcaha: Maxaa U Sabab Ah In Ciidamada Lugta Ee Mareykanka Kusoo Biiraan Duullaanka Soomaaliya. (Dhageyso)

diiradaDiiradda jimcaha oo ah barnaamij xiiso badan oo todobaadkiiba maanta oo kale ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, ayaa waxaa maanta lagu lafa guray sababta rasmiga ah ee ka dambeysa in ciidamada Mareykanka ku biiraan safka askarta shisheeye ee Amisom.

Dad si aad ah ula socda mowduucan oo ayaa nagala qeyb galay, kuwaasoo soo saaray natiijo ka tarjumeysa farqiga u dhaxeeya istaraatiijiyaddii ay shisheeyuhu horey u dajiyeen ee ahayd in sannadka 2016 ay dalka oo dhan qabsan doonaan iyo waaqica hadda la joogo oo aan aragno heer ay dhulka is keenaan ciidamadii Mareykanka iyagoo waliba aad u taxadaraya.

Dhagayso Diiradda Jimcaha 20-05-2016

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular