HomeAll newsDhageyso Diiradda Jimcaha oo Lagu Soo Qaatay Soo Dhaweynta Ramadaan.

Dhageyso Diiradda Jimcaha oo Lagu Soo Qaatay Soo Dhaweynta Ramadaan.

diiradaBarnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, ayaa waxaa lagu soo qaatay mowduuc si gaar ah muhiim u ah xilliga, kuna saabsan qaabilaada ama soo dhaweynta bisha Ramadaan oo ay maalmo qura inaga harsan yihiin.

Halkan ka dhagayso Barnaamijka Diiradda Jimcaha 27-05-2016

 

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular