HomeAll newsDhageyso :Cali Gaab oo Wado Cusub ufuray Laammaha Ammaanka.

Dhageyso :Cali Gaab oo Wado Cusub ufuray Laammaha Ammaanka.

aaaSi lama filaan ah shalay waxaa is casilaad Ku dhawaaqay Cali Gaab oo ahaa Taliyaha Ciidamada Booliska Gobalka Banaadir.

Cali ma uusan faafaahin sababta ka danbeysa inuu isaga tago shaqada.

Maxamuud Cali Geedi oo ah khabiir Amni oo wareysi gaar ah siiyay idaacada Alfurqaan ayaa sheegay in iscasilaada Cali ay la xeriirto fashil uu kala Kulmay Weerarada Shabaabul Mujaahidiin ka Fulinayaan Magaalada Muqdisho.

Waxa uu sheegay in Cali uu furay wado aanan looga baran madaxda Dowladda gaar ahaan Laamaha Ammaanka oo xilka isku dhajiya markay fashilmaan kadib.

Xarakada Shabaabul Mujaahidiin oo si firfircoon kaga Howlgasha Muqdisho ayaa sabab unoqotay in xilalka laga eryo qaar kamid ah Mas’uuliyiinta Qaabilsan dhanka ammaan.

Dhagayso Maxamuud Cali Geedi

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular