HomeAll newsCabdi kariin Xuseen Guuleed oo sheegay in ay Itoobiya ku biirayaan.(Maqal)

Cabdi kariin Xuseen Guuleed oo sheegay in ay Itoobiya ku biirayaan.(Maqal)

guuleedMadaxweynaha Maamulka Galmudug Cabdi kariin xuseen Guuleed oo ka hadlayay Magaalada jig jiga ayaa sheegay in halkaas horumar weyn ka jiro sida uu hadalka u dhigay.

Cabdi kariin gumeysiga Itoobiya ku hayso dadka Soomaaliyeed ayaa uga dhigan guul ay ku tilaabsadeen marka hadalkiisa la eego.

asigoo hadalkiisa sii wata wuxuu sheegay in ay ka go’an tahay in ay ku biiraan Itoobiya.

“waan idin soo haynaa waan idin soo haleeleynaa” sidaas waxaa yiri Cabdi kariin Xuseen guuleed.

Dhageyso Codka Cabdi-kariin Xuseen Guuleed.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular