HomeAll newsXaflad Loo qabtay Arday Ka Aflaxday Machadka Alnuur.(Maqal0

Xaflad Loo qabtay Arday Ka Aflaxday Machadka Alnuur.(Maqal0

micXaflad ayaa loo qabtay 30 arday oo ka aflaxday qeybta Serfiga Machadka Alnuur ee Deegaanka Kuunyo Barrow ee shabeelaha Hoose.

Xaflada waxaa kasoo qeybgalay Culumaaudiin iyo Aqoonyahano.

Ardayda ayaa soo bandhigay waxyaabihii ay barteen.

Warbixin ka hadlaysa xaflada ka dhageyso qeybta Hoose.

Dhageyso Warbixinta  Xaflada Machadka Alnuur

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular