Magaalada Buulo mareer ee shabeelaha Hoose waxaa kulan ku yeeshay Odayaasha Dhaqanka Qabiilada dega Magaalada.
Waxay wax iska weydiiyeen xasuuqii ciidamada shisheeye ugaysteen dad gaari la socday.
Odayaasha ayaa goobta ka sheegay in marar badan tacadiyo ka dhan ah shacabka ay gaysteen ciidamada Amisom.
waxay jihaad ku iclaamiyeen shisheeyaha afrtikaanta iyagoona dalbaday gurmad.
Qaar kamid ah odayaasha oo kulankooda kadib la hadlay idaacadda Alfurqaan ayaa sheegay inay la kulmeen saraakiisha Ciidamada Ugandha balse aysan ka helin war ay ku qancaan.