HomeAll newsWaa maxay cudurka kaduudiye Maxaase lagu Daweeyaa.(Maqal)

Waa maxay cudurka kaduudiye Maxaase lagu Daweeyaa.(Maqal)

micMuqdisho waxaa ka dilaacay cudur loo malaynayo in uu yahay midka soomaalidu Kaduudiye u taqaan.

dad badan ayuu cudurkaasi soo ritay kuwaasoo isbitaalada la geeyay.

2004 ayaa sidaas oo kale Kaduudiyuhu ku dhacay bulsho badan oo reer Muqdisho ah.

Dr Xanafi Cabdi Sheekh aadan oo ka mid ah dhaqaatiirta Soomaaliyeed ayaan ka wareysanay waxa kaduudiye yahay iyo sida loo daweyo.

Dhageyso Wareysiga Dr xanafi iyo kaduudiye.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular