HomeAll newsShacabka Muqdisho oo Looga Baaqay inay iska Dulqaadaan Dulmiga Lagu Hayo.(Maqal)

Shacabka Muqdisho oo Looga Baaqay inay iska Dulqaadaan Dulmiga Lagu Hayo.(Maqal)

MuqdishoMagaalada Muqdisho caasimada Soomaliya waxaa ku sugan ciidamo shisheeye oo kamid ah soo duulayaasha.

Maalmihii lasoo dhaafay magaalada waxaa ka socday raaf xoogan oo lagu qabqabtay in ka badan kun qof.

Odayaasha dhaqanka Muqdisho ayaa ka hadlay dhibaatada kusii laba jibaarantay umadda Muqdisho.

Nabadoon Cabdikariin Muuse Casir hoggaanka Odayaasha ku dhaqanka shareecada islaamka ee Gobalka Banaadir ayaa reer Muqdisho kula taliyay inay kacaan oo ay iska dulqaadaan dulmiga lagu hayo.

Dhageyso Wareysiga Nabadoon Cabdikariin

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular