Dad badan oo muslimiin iyo gaalaba leh ayaa daawaday filim ay xarakada mujaahidiinta alshabaab soo saartay.
Qaarkood waxay isticmaalayeen face book iyo aaladaha kale ee internetka kuwana waxay u warameen Idaacadda Islaamiga ah ee Alfurqaan.
Waxay muujiyeen bulsahda qaarkeed sida ay ugu qanacsan yihiin jabka dowladda Kenya gaaray.
Waxaa jira su’aalo shaqsiyaadka qaar iseydiinayeen oo muhiim ah.