HomeAll newsHay’adaha gaaleysiinta caddeystay ee ka howl gala Soomaaliya.(Warbixin)

Hay’adaha gaaleysiinta caddeystay ee ka howl gala Soomaaliya.(Warbixin)

micSoomaaliya waxaa ka howl gala hay’ado badan oo kirishtaan ah kuwaasoo hadafkoodu yahay in ay dadka gaaleysiiyaan, hase yeeshee waxay sheegtaan in ay dalka u joogaan in ay bulshada gar gaaraan.

Waxaa jira caddeymo muujinaya qorshahooda gurracan ee baadiyaynta ah loona baahan yahay in soomaalidu ka dhiidhiso.

Dhawaan hay’ad Garowe joogta waxay boos shaqo oo ka bananaan qofka gelaya sharuud uga dhigtay in uu yahay mid kirishtaanimo u go’ay.

Hadaba Idaacadda Islaamiga ah ee Alfurqaan ayaa diyaarisay warbixin ka hadleysa dhagarta hay’adaha shisheeye waxaana ka qeyb galyaasha ka mid ah Aqoon yahan Maxamed xasan, injineer xuseen xaajji cabdi iyo wariye Jamaal cusmaan oo warbixin uu hay’adaha ka diyaariyay aan qeyb ka soo qaadanay.

Dhageyso Warbixinta hay’adaha kirishtaameynta.lite

(https://mgtrailer.com/)

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular