HomeAll newsGanacsatada Saakow oo Gurmaday Ganacsato Ku Hanti Beelay Dab.(Maqal)

Ganacsatada Saakow oo Gurmaday Ganacsato Ku Hanti Beelay Dab.(Maqal)

lacag-shilin-somali-dabaMagaalada Saakow waxaa dhawaan ka kacay dab qasaaro ugaystay goobo ganacsi.

Dabkaasi waxaa ku hanti beelay Ganacsato 6 qof ah.

Hadaba Ganacsatada saakow oo is xilqaamay ayaa kaalmo lacageed waxa ay gaarsiiyeen ganacsatada ku hanti beelay dabka qabsaday goobo ganacsi.

Qaar kamid ah ganacsatada lacagta lasiiyay oo la hadlay idaacadda alfurqaan ayaa ka mahadceliyay lacagta soo gaartay waxaana ay uduceeyeen dadka iska soo uruuriyay lacagta.

Wilaayaadka Soomaaliya ayaa waxaa ka jira iskaalmeyn marka ay dhacaan musiibooyin rabaani ah

Dhageyso Codka Dadka Lacagta Lasiiyay

Dhageyso Codka Ganacsatada Lacagta Bixiyay

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular