HomeAll newsDhageyso Diiradda Jimcaha Oo Looga Hadlay Mowduuc Xasaasi Ah.

Dhageyso Diiradda Jimcaha Oo Looga Hadlay Mowduuc Xasaasi Ah.

diiradDiiradda Jimcaha waa barnaamij todobaadle ah oo lagu soo qaato mowduuc muhim ah, waxaana todobaadkan looga hadlay miraha ka dhashay dacwada ay mudada dheer soo wadeen culimada Soomaaliyeed. Si gaar ah waxaa loo taabtay maraaxishii ay soo martay dacwadaasi, halganka loo galay, culimadii loo dilay, kuwii xagal daaciyay iyo arimo kale oo muhim ah.

Waxaa barnaamijka ka qeyb galay culimo muddo aad u dheer dacwada kusoo jiray, kuwaasoo kala ah: Sheekh Maxamad Bashaar, Sheekh Mukhtaar Abuu Muslim iyo Sheekh Jaamac Aw-Aadan.

Halkan Ka Dhageyso Diiradda Jimcaha 08-04-2016

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular