HomeAll newsDhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha.

Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha.

diiradDiiradda Jimcaha, waa barnaamij todobaadle ah oo lagu soo qaato mowduc muhiim ah, ayaa waxaa usbuucan lagu falanqeeyay sida ugu haboon ee looga faa’iideysan karo roobka Guga oo dhawaan ka curtay inta badan gobolada wadanka.

Barnaamijka waxaa ka qeyb galay dad aqoon u leh beeraha, iyagoo soo bandhigay macluumaadyo muhim ah oo wax tar u leh qof walba oo dhageysta.

Halkan Ka Dhageyso Diiradda Jimcaha

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular