HomeAll newsDhageyso:Abwaan Gabay jihaadka ku saabsan Tiriyay.

Dhageyso:Abwaan Gabay jihaadka ku saabsan Tiriyay.

micDalka Soomaaliya waxaa ka socda dagaalo jihaad ah oo ka dhan ah ciidamada shisheeye ee dalka duullaanka ku jooga.

Waxaa horay hal abuur kala duwan u tiriyeen gabayo ay kaga hadlayaan xaalku dalku marayo iyo waxyeelada shisheeyaha la gaarsiiyay.

Abwaan Cabdul Axmed Xalane ayaa la soo xariiray Idaacadda Islaamiga ah ee Alfurqaan waxaanuu tiriyay gabay uu ku cabiray waxa maanta Soomaaliya ka socda.

Cabdul ayaa gabayga uga sheekeynaya dhibatada shisheeyuhu wado iyo sida jawaab kulul looga bixiyay.

Waxa kale o uu ku jirta in kuwa gaala raacyadaa kuwii dhalay ay ku qasaareen.

Dhageyso Cabdul iyo Gabay cusub.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular