Waxaa maanta deegaanka Kuunyo Barrow ee wilaayada islaamiga ah ee Sh-hoose lagu tukaday salaad roob doon ah.
Dad badan ayaa salaadda ku oogay musalle ku yaalla deegaanka, iyadoo salaadda kadibna Alle laga baryay inuu adoomadiisa u hooriyo nicmooyinkiisa.
Audio Player
Halkaan ka Degso Warka Roob Doonka