Wabiga ku yaalla magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan waxaa laga helay wiil yar oo lagu magacaabo Mucaad Cabdullaahi Faarax, kaas oo muddo maalmo ah ay qoyskiisu weysnaayeen.
Meydka wiilka yar oo ay da’diisu aheyd 9 sano ayaa waxaa ka muuqday jirdil xooggan, isagoo gacmaha ka xirnaa.
Halkaan ka Degso Warka Baladweyne