Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa Jimco, taariikhda Hijriguna waxay ku beegan tahay 10-03-1446 oo ku beegan 13-09-2024, Barnaamijka Tarbiyada Caruurta waxaa soo jeedinayo Cabdiraxmaan Bader.
Halkan ka dhagayso Barnaamijka Tarbiyada Caruurta 13 09 2024.lite