Barnaamijka Taxanaha ee looga hadlayay Magaalada Ceelcade oo uu ka dhacay dagaal taariikhda galay ayaa xalqadiisa sadaxaad lagu soo qaatay arimo muhiim ah.
Waxaa Barnaamijka qeybtiisa 3-aad looga hadlay Kaniisad Ciidamada Kenya ka furteen Magaalada Ceelcade iyo ujeedka ay ka lahaayeen kaniisadaasi.
Sidoo kale kale waxaa lagu faaqiday horumarka amniga.iyo waxbarashada ee Degmada Ceelcade.
Wacdarihii Ceelcade iyo Waxyeeladii Horuu gaartay waxaa caawa ka qeybqaadanaya Dad kala duwan ee ka dhageyso qeybta Hoose.
Dhageyso Qeybta 3-aad ee Barnamaijka.
Hoos Ka Daawo Sawirada Magaalada Ceelcade ee Gobalka Gedo.