Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Jimco, Taariikhda Hijriguna waxay ku beegan tahay 02-11-1445 oo ku beegan 10-05-2024, Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Haashim Cabdi Naasir.