Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Axad ah oo ay taariikhda hijrigu ku beegan tahay 11-10-1445 oo waafaqsan 20-04-2024, Dhuuxa waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir.